Kenya oo War rasmi ah ka soo saartay go’aankii DF ku ceyrisay safiirkeedii Somalia

Dowlada Kenya ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay go’aankii dowladda Soomaaliya shalay ku cayrisay safiirkeedii fadhiyey Muqdisho, uguna yeeratay safiirkeeda Nairobi fadhiyey. Xukuumada Somalia ayaa Kenya ku eedeysay inay faro-gelin ku hayso arrimaha gudaha Soomaaliya, iyadoo adeegsaneysa Axmed Madoobe ayna doorashooyinka Soomaaliya carqalad ku abuureyso. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda Kenya ayaa lagu … Continue reading Kenya oo War rasmi ah ka soo saartay go’aankii DF ku ceyrisay safiirkeedii Somalia